{"product_id":"9781540733115","title":"Furfur Iyo Filanwaa: Falkis Iyo Fiiro Sooyaal (Somali Edition)","description":"Dagaalka sokeeye ee Soomaaliya wax qumman lagama qorin. Aamina oo Xamar ku dhalatay kuna kortay waxay dagaalka sokeeye ku weyday reerkoodii oo dhan iyo barbaar ay Jaamacadda Ummadda ee Soomaaliya ka wada baxeen aadna isu jeclaayeen. Aamina, dhibtaas magaalada Xamar ku qabsatay kuma halmaamin dalkeeda oo ay aad u jeceshahay iyo Soomaalinimada oo aad ugu fog. Haddana, mar kale bay nin isjeclaadeen mucjisada DNA ama hiddesidaha baa walaalkeed ka dhigtay. Sida DNa ama hiddesiduhu u caddayn doono walaaltinimada iyana waa arrin amakaag ah oo dhab noqotay, iyada oo ninku London ee boqortooyada Ingiriiska ku dhashay.\u003cbr\u003e\u003cul\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eAuthor: \u003c\/b\u003eCali M. Cabdigiir\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003ePublisher: \u003c\/b\u003eCreatespace Independent Publishing Platform\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003ePublication Date: \u003c\/b\u003eNov 30, 2016\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eNumber of Pages: \u003c\/b\u003e218 pages\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eLanguage: \u003c\/b\u003eSomali\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eBinding: \u003c\/b\u003ePaperback\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eISBN-10: \u003c\/b\u003e1540733114\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eISBN-13: \u003c\/b\u003e9781540733115\u003c\/li\u003e\n\u003c\/ul\u003e","brand":"Createspace Independent Publishing Platform","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":50332542927153,"sku":"9781540733115","price":13.1,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0798\/8215\/8385\/files\/9781540733115__55949.jpg?v=1732123663","url":"https:\/\/www.recomparo.com\/es\/products\/9781540733115","provider":"ReComparo.com","version":"1.0","type":"link"}