{"product_id":"9781985014732","title":"Dhagar Iyo Dhayalsi: Waraysigii Syl Iyo Afarta Weyn Ee Qarammada Midoobay, Xamar, 1aad 1948 (Somali Edition)","description":"Soomaalida, gobonnimo uma soo dhaweyn ee waxaa timid \"Guuldarro kastaaba cid bay dan u tahay\". Bir kuma jarna waxaase qoran in 50-80 malyan oo qof ay ku dhimatay dagaalkii 2aad ee adduunka-meesha dhibaatadaasi Soomaalida abdo u bidhaamisay. Dhiganahani waxa uu ku saabsan yahay 180+ su'aalood iyo 180-koodii jawaabood oo Ingiriis ah, iyo in le'eg oo Soomaaligoodii ah, iyo faallooyin afar jibbaarkood ka badan oo baaritaan qoddo dheer lagu soo bandhigay. SYL (Somali Youth League: Italian Somaliland) iyo SNL (Somali National League: British Somaliland Protectorate) ma aasaasmeen Soomaaliduna dawladnimo ma haamiseen haddii aan Talyaanigu ku guuldarraysan lahayn dagaalkii 2aad ee koonka. Dhacdooyinkii oo qodobaysan, afkaaga hooyo iyo akhrisan wanaagsan.\u003cbr\u003e\u003cbr\u003e\u003cbr\u003e\u003cul\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eAuthor: \u003c\/b\u003eCali M Cabdigiir (Caliganay), Cali M. (Caliganay)\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003ePublisher: \u003c\/b\u003eCreatespace Independent Publishing Platform\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003ePublication Date: \u003c\/b\u003eFeb 02, 2018\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eNumber of Pages: \u003c\/b\u003e230 pages\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eLanguage: \u003c\/b\u003eSomali\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eBinding: \u003c\/b\u003ePaperback\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eISBN-10: \u003c\/b\u003e1985014734\u003c\/li\u003e\n\u003cli\u003e• \u003cb\u003eISBN-13: \u003c\/b\u003e9781985014732\u003c\/li\u003e\n\u003c\/ul\u003e","brand":"Createspace Independent Publishing Platform","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":50367851495729,"sku":"9781985014732","price":13.49,"currency_code":"USD","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0798\/8215\/8385\/files\/9781985014732__55554.jpg?v=1732533856","url":"https:\/\/www.recomparo.com\/products\/9781985014732","provider":"ReComparo.com","version":"1.0","type":"link"}