Skip to product information
1 of 1

Somali Media Company

Saxarla (Somali Edition)

Saxarla (Somali Edition)

ISBN-13: 9780972661577
Regular price $24.26
Regular price Sale price $24.26
Sale Sold out
Sheekada Saxarla ee buugan ku qoran waxaad ugu tagi doontaa qiso inta aad aqrinayso mar kaa ilmaysiindoonta, marna dareenkaaga ku beeraysa su, aalo jawaabahoodu maskaxdaada in badan ku soo laab laabaan doonaan. Sheekada Saxarla waxa ay daaha ka qaadaysaa nolasha caruurta rajanimada ku korta iyo kuwa darbi jiifka ah. Waa sheeko xanbaarsan waayo aragnimo dareen salka ku haysa iyo qiso cajiib ah oo dhab ahaantii aniga qalbigayga ku reebtay raad waligiis la sii noolaan doona. Cali Aar Caroone (filin sameeye), London, UK.


  • | Author: Faarax Maxamuud Maxamed
  • | Publisher: Somali Media Company
  • | Publication Date: Aug 28, 2014
  • | Number of Pages: 466 pages
  • | Language: Somali
  • | Binding: Paperback
  • | ISBN-10: 0972661573
  • | ISBN-13: 9780972661577
View full details