1
/
of
1
Createspace Independent Publishing Platform
Dhagar Iyo Dhayalsi: Waraysigii Syl Iyo Afarta Weyn Ee Qarammada Midoobay, Xamar, 1aad 1948 (Somali Edition)
Dhagar Iyo Dhayalsi: Waraysigii Syl Iyo Afarta Weyn Ee Qarammada Midoobay, Xamar, 1aad 1948 (Somali Edition)
ISBN-13: 9781985014732
Regular price
$13.49
Regular price
Sale price
$13.49
Unit price
/
per
Couldn't load pickup availability
Soomaalida, gobonnimo uma soo dhaweyn ee waxaa timid "Guuldarro kastaaba cid bay dan u tahay". Bir kuma jarna waxaase qoran in 50-80 malyan oo qof ay ku dhimatay dagaalkii 2aad ee adduunka-meesha dhibaatadaasi Soomaalida abdo u bidhaamisay. Dhiganahani waxa uu ku saabsan yahay 180+ su'aalood iyo 180-koodii jawaabood oo Ingiriis ah, iyo in le'eg oo Soomaaligoodii ah, iyo faallooyin afar jibbaarkood ka badan oo baaritaan qoddo dheer lagu soo bandhigay. SYL (Somali Youth League: Italian Somaliland) iyo SNL (Somali National League: British Somaliland Protectorate) ma aasaasmeen Soomaaliduna dawladnimo ma haamiseen haddii aan Talyaanigu ku guuldarraysan lahayn dagaalkii 2aad ee koonka. Dhacdooyinkii oo qodobaysan, afkaaga hooyo iyo akhrisan wanaagsan.
- • Author: Cali M Cabdigiir (Caliganay), Cali M. (Caliganay)
- • Publisher: Createspace Independent Publishing Platform
- • Publication Date: Feb 02, 2018
- • Number of Pages: 230 pages
- • Language: Somali
- • Binding: Paperback
- • ISBN-10: 1985014734
- • ISBN-13: 9781985014732
Share
