1
/
of
1
CreateSpace Independent Publishing Platform
Saanqaad : Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood.
Saanqaad : Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood.
ISBN-13: 9781985346635
Regular price
$12.29
Regular price
Sale price
$12.29
Unit price
/
per
Couldn't load pickup availability
Waa dood ku salaysan eedayn carruurta Soomaaliyeed ku oogeen waalidka Soomaaliyeed, oo maxkamad la isla tegey. Arag tusaale yar. "Garsoore, waxaa idin soo koriyey awooweyaashayo iyo ayeeyoyaashayo. Marna dagaal sokeeye oo sidaan oo kale u xun aayihiinna eber ugama dhigin. Dhibta aad ka hadlayso idinka baa keenay. Si aan berri dalka u hananno oo aan idiin nasinno, annaku barbaarin wanaagsan baan idin ku leennahay. Meelihii aan ku ciyaari lahayn oo 24 malyan oo afka Soomaaliga ku hadasha ka dhexeysa idinka ayaa qashin ku qabay, ama miinooyin ku xabaalay, ama guryo ka dhistay. Carruurtii aan la ciyaari lahayn waxa aad isugu kaaya sheegteen beelo aan isu gelin. Maanta, halkan, caddaalad baan u fadhinnaa".
- | Author: Cali Cabdigiir (Caliganay)
- | Publisher: Createspace Independent Publishing Platform
- | Publication Date: Feb 11, 2018
- | Number of Pages: 130 pages
- | Language: Somali
- | Binding: Paperback
- | ISBN-10: 198534663X
- | ISBN-13: 9781985346635
Share
